Wasiirkii Arrimaha Gudaha Jubbaland Darwiish oo geeriyooday iyo Axmed Madoobe oo ka hadlay

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray dhammaan ehelkii, qaraaabadii, saxiibadii, shacabka Jubaland iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid alle ha u naxariistee Wasiirkii arimaha gudaha federaalaynta iyo dib u heshiisiinta Marxuum Maxamed Warsame Darwiish oo ku geeriyooday dalka jarmalka oo wakhtiyadii lasoo dhaafay uu arrimo caafimaad … Continue reading Wasiirkii Arrimaha Gudaha Jubbaland Darwiish oo geeriyooday iyo Axmed Madoobe oo ka hadlay